telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Murashax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Kooxda Kubadda Cagta Ee Tigers Oo Ka Dhisan Caasimada Hargaysa + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Murashax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargeisa Isla Markaana Kasharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Maanta Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Kooxda Kubadda Cagta Ee Tigers Oo Ka Dhisan Caasimada Hargaysa

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom