telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Cabdirisaaq Wiiwaa Oo Kaqaybgalay Munaasibad Taageero Loogu Muujinaayay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Murashax Cabdirisaaq Maxamed Faarax Wiiwaa Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa  Ayaa Kaqaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Taageeraayo Musharaxnimadiisa Doorashada Golaha Deegaanka

Munaasibadan Oo Ahayd Mid Taageero Ah Oo Ay Umuujiyeen Ardaaga Cabdiciise Iyo Bahihiisa Ayaa Waxaa kasoo Qaybgalay Cuqaal Waxgarad Iyo Siyaasiyiin Iyo Taageerayaal Kasoo Jeeda Beesha Musharaxa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom