telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Baaq Degdeg Ah Soo Saaray

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Md Cismaan Afgaab Ayaa Wuxuu Fariin Udiray Xubnaha Murashaxiinta Ah Ee Utartami Doona Jagada Musharaxa Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Kaasoo Ugu Baaqay Inay Sida Ugu Dhaqsaha Badan Usoo Gudbiyaan Codsiyadooda Ayku Dalbanayaan Murashaxnimada Madaxweynaha Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Xisbigaasi

Dhanka kale Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Waxaa Uu Ugu Baaqay Ergooyinka Iyo Xubnaha Kale Ee Kaqaybgali Doona Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Inay Si Dagdag Ah Uqaataan Kaadhka Kaqaybgalka Shirka

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom