telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Doorashada Dib Haloo Dhigo ” Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaano Katirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Soo Jeediyay In Dibloo Dhigo Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Dhawaan Lafilaayo Inay Dalka Guud Ahaan Kaqabsoomaan

Xildhibaan Ahmed Mohamed Diiriye Nacnac Iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac Xoog Ayaa Soo Jeediyay In Dib Loodhigo Doorashada

” Doorashada Dib Haloo Dhigo ” Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom