telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Magaalada Berbera Kaga Qeyb-galay Xafladda Shaacinta Murashax Maxamed Cali Caabi Iyo Murashax Jaamac Maxamed Cabdi Oo Utaagan Doorashada Golaha Deegaanka Iyo Wakiilada + Muuqaal/Sawiro

Berbera(Gaaroodinews) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay Wehelinayaan Guddoomiye Ku-Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Saed Omar (Siciid-ucid) Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Ucid iyo Masuuliyiin sare oo ka tirsan Xisbiga Ucid , Ayaa Xalay Magaalada Berbera kaga qeyb-galay Xafladda Shaacinta Murashax Maxamed Cali Caabi Oo Utaagan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil iyo Murashax Jaamac Maxamed Cabdi Utaagan Golaha Deegaanka Degmada Berbera

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom