telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Xamar Waad Ka War Haysaan Siday Tahay, Jabuutina Geelloo Qudhaa Ordaaya Doorashada, Inaga Uunba Qabsanayna Doorasho Dimuqraadiya ” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa  khudbad Dhinacyo-Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xaflad ka Shacday Berbera, Oo lagu Ahaacinayay Murashaxnimada Jaamac Maxamed Cabdi Iyo Maxamed Cali Caabi Oo u taagan Doorashada Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada ee Gobolka Saaxil

“Xamar Waad Ka War Haysaan Siday Tahay, Jabuuti Geello Qudha Ordaya Doorashada, Innaga Uunba Qabsanayna Doorasho Dimuqraadiya, Aynu Xil Isa-saarno, Madaxweynahana Way Ka Go’antahay..,”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom