telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xukuumada Somaliland Oo Goaamo Kasoo Saartay Kor Ukac Kuyimi Qiimaha Shiidaalka Dalka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Wasaarada Ganacsiga Warshadaha  Iyo Dalxiiska Somaliland Ayaa Goaamo Kasoo Saartay Kor Ukac Kuyimi Qiimaha Shiidaalka Dalka Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Cirka Isku Shareeray

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska Somaliland Eng Cabdiraxmaan Mohamed Muhumed (Abdeeq) Ayaa Goaamada Wasaaradu Kuxakamaynayso Kor Ukaca Qiimaha Shiidaalka Dalka Waxaa Uu Usoo Bandhigay Warbaahinta Dalka Isaga Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ay Sargoysay Qiimo Goan Oo Lagu Iibinaayo Shiidaalka Dalka Kuwaasoo Khuseeya Shirkadaha Soo Dajiya Iyo Kuwa Ka Iibsada  Ee Kaalmaha Ku Iibiya Ee Tafaariiqeeya

Gabagabadiina Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Waxaa Uu Fariin Udiray Shirkadaha Shiidaalka Dalka Keena Iyo Bulshada Reer Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom