Hargeisa(Gaaroodinews)Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Isla Markaana Ah Musharax Utaagan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Md Cabdinasir Yuusuf Cismaan (Qodax) Ayaa Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inaanay Kumashquulin Xadhiga Musharaxiinta Balse Hawlo Intaa Kawaawayn Looga Fadhiyo Waxaanu Ugu Baaqay Xukuumada Inay Xoriyadooda Usoo Celiso Musharaxiinta Xidhan
“Xukuumaddu Maaha Inay Ku Mashquusho Xadhiga Murashaxiinta Iyadoo Hawlo Waawayn U Yaallaan, Waxaan Ugu Baaqayaa..,” Xoghaye C/naasir Qodax
Daawo Muuqaalka Warkaas :-