Hargeisa(Gaaroodinews) Murashax Mujaahid Xuseen Aadan Cadde Oo Kamid Ah Murashaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxaa Uu Deeq Biyo Ah Oo Kakooban 14 Booyadood Uu Gaadhsiiyay Deegaanada Hawdka Gaar Ahaan Deegaanka Cabdiwaqooyi Qunyar Daga Kaabada Bari Bidhiiqa Ballicase Gunburaha Magaalo Xaali Iyo Weegaarta Deegaanadaas Oo Maalmihii Udanbeeyay Ay Kasoo Yeedhaysay Qaylo Dhaan Biyo La’aaneed Ayaa Dadwaynaha Kudhaqan Deegaanadaas Uu Musharaxu Gaadhsiiyay Deeqda Biyaha Ah Ay Siwayn Ugu Diirsadeen Waxaanay Musharaxa Uga Mahadnaqeen Deeqdaa Uu Soo Gaadhsiiyay
Daawo Muuqaalka Warkaas :-