telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soo Saartay Goaamo Deg Deg Ah

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaaradda waxbarashada JSL Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Oo Ay Weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Agaasimaha guud ee wasaarada, Gudoomiyaha xafiiska imtixaanadka qaranka iyo qaybo kamida Agaasime waaxeedada wasaarada, ayaa go’aamiyey in Dugsiyada dalka JSL la fasaxo laga bilaabo 13ka April 2021.

Sidoo kale Wasaaradu Waxaa Ay go’aamisay  In Imtixaanadka Shahaadiga ee Qaranka la qaadayo bisha June 2021

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom