Hargeisa(Gaaroodinews)Waxaa Magaalada Hargeisa Lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Ayku Qalinjabinayeen Dufcadii 12Aad Ee Kaqalinjabisa Qaybta Barashada Luqadaha Iyo Xisaabaadka Ee Dugsiyada Caalami Ee Magaalada Hargeisa
Munaasibadan Waxaa Kasoo Qaybgalay Masuuliyiin Kasocday Xukuumada Somaliland Iyo Xisbiyada Qaranka Waalidiin Ardayda Dugsigaasi Iyo Marti Sharaf Kale
Maamulaha Guud Ee Dugsiyada Caalami Ee Magaalada Hargeisa Macalim Cabdiraxmaan Seed Ahmed Ayaa Kudheeraaday Isla Markaana Uuka Warbixiyay Maraaxilkii Kala Duwanaa Ee Uu Soo Maray Dusgiga Caalami Iyo Tirada Guud Ee Maanta Ka Qalinjabinaysa Dusgigaasi
Daawo Muuqaalka Warkaas :-