telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee JSL Oo Bulshada Reer Somaliland Ugu Baaqay Inay Qaataan Kaadhka Codbixinta Doorashada Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Md Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi) Ayaa Maanta Qaatay Kaadhka Codbixinta Doorashada Somaliland Isaga Oo Kaqaatay Xarunta Kaadh Qaadashada Ee Haayada Shaqaalaha Dawlada Iyada Oo Maalmihii Udanbeeyay Dhamaan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Ayka Socotay Hanaanka Kaadh Qaadashadu

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Md Cali Ibraahim Baqdaadi Ayaa Bulshada Reer Somaliland Ugu Baaqay Isla Markaana Kuwacyigaliyay Inay Qaataan Kaadhka Codbixinta Doorashada Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom