Hargeisa(Gaaroodinews) Magaalada Hargeisa Ayaa Maanta Waxaa Lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Kulmisay Badiba Labeenta Siyaasiyiinta Iyo Waxgaradka Somaliland Taasoo Uu Kasoo Qaybgalay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Waxaana Lagusoo Bandhigaayay Musharaxnimada Musharax Eng Cabdilaahi Cali Xasan Oo Kamid Ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Reer Hargeisa Una Sharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Isla Markaana Kasharaxan Xisbiga Ucid
Daawo Muuqaalka Warkaas :-