telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Musharixiinta Golayaasha Deeganka Iyo Wakiilada Eng Fadxi Jamac Baarud Iyo C.Nasir Qodax Oo Baaq Dheer U Diray Komishanka Doorashooyinka

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharaxiinta golaha deegaanka Hargeysa iyo Wakiilada gobolka Maroodijeex Eng Fadxi Jaamac Baaruud iyo Cabdinaasir Cismaan Qoddax oo farriin wacyigelin ah u diray shacabka gobolka maroodi-jeex , isla markaana baaq dheer u diray komishanka doorashooyinka qaranka JSL

Daawasho Wacan 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom