Hargeisa(Gaaroodinews) Dr Maxamed Cabdi Gaboose Oo Kamid Ah Dhakhaatiirta Waawayn Ee Reer Somaliland Isla Markaana Ah Siyaasi Ruug Cadaaya Ayaa Kudhawaaqay Inuu Gabi Ahaanba Kafadhiistay Shaqada Dhakhtarnimo Iyo Siyaasadaba
Hadaba Waa Maxay Sababaha Ku Kalifay Dr Gaboose In Uu Siyaasada Iyo Dhakhtarnimadaba Kafadhiisto ?
Daawo Muuqaalka Warkaas :-