Hargeisa(Gaaroodinews) Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Maxamed Cabdi Gurxan Ayaa Tababar Ufuray Qaarkamida Saraakiisha Ciidanka Ilaalada Cashuuraha Ee Tubataariyada Ee Kahawl Gala Magaalada Hargeisa
Tababarkan Ayaa Ciidamada Lagu Barayaa Casharo Laxidhiidha Daryeelka Cashuurbixiyaasha Iyo Xidhiidhka Bulshada
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Md Maxamed Cabdi Gurxan Ayaa Kula Dardaarmay Ciidamada Ilaalada Cashuuraha Inay Siwanaagsan Ula Dhaqmaan Cashuur Bixiyaasha Waxaanu Madasha Kasheegay Agaasimuhu Inay Wasaarada Iyo Qarankaba Muhiimad Wayn Uleedahay Daryeelka Cashuurbixiyahu
Daawo Muuqaalka Warkaas :-