telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Hadii Ilaahay Isoo Saaro Waxaan Balanqaadayaa In Dawlada Hoose Oo Lakaashanaysa Cida Qacanta Kuhaysa Iyo Dawlada Dhexeba In Biriijkan Sida Ugu Dhaqsaha Badan Loo Dhameeyo ” Musharax Eng Cabdirisaaq Wiiwaa

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Cabdirisaaq Maxamed Faarax Wiiwaa Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Wuxuu Kormeer Kutagay Suuqa Wayn Ee Waaheen Ee Caasimada Hargeisa Isaga Oo Ukuurgalaayay Xaalada Ayku Suganyihiin Dadwaynaha Ku Ganacsada Suuqaasi

Musharax Injineer Cabrisaaq Wiiwaa Oo Soo Dhawayn Diirankala Kulmay Bulshada Suuqa Waaheen Ee Caasimada Hargeisa Ayaa Waxaa Uu Sidoo Kale Ukuurgalay Xaalada Biriijka Qabyada Ah Ee Kuyaala Suuqa Waaheen Kaasoo Kormeer kadib Sheegay Hadii Uu Kusoo Baxo Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa In Uu Ku Dadaalaayo Sidii Uu Udhisi Lahaa Biriijkan Oo Uu Sheegay Inay Caasimadu Baabiwayn Uqabto Culayskana Uuka Dhimi Doono Biriijka Wayn Ee Hargeisa

” Hadii Ilaahay Isoo Saaro Waxaanku Balanqaadayaa In Dawlada Hoose Oo Lakaashanaysa Cida Qacanta Kuhaysa Iyo Dawlada Dhexeba In Biriijkan Sida Ugu Dhaqsaha Badan Loo Dhameeyo ” Eng Cabdirisaaq Wiiwaa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom