telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Masuuliyiinta Gobolka Hawd Oo 30 Booyadood Biyo Ah Ka Gudoomay Haayada Udiyaar Garowga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Masuuliyiinta Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Gobolka Hawd Ayaa Deeq Biyo Ah Kala Wareegay Haayada Action Aid Oo Kaashanaysa Haayada Udiyaar garowga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka Somaliland

Deeqdan Biyaha Ah Oo Dhamayd 30 Booyadood Oo Biyo Ah Ayaa Ahayd Midloogu Talagalay Dadka Jilicda San Ee Ay Saameeyeen Abaaruhu

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom