Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Wadaniga Ah Ee Sharaabka Ee SBI Ayaa Qabatay Munaasibad Ay Ku Abaalmarinayso Macaamiisheedii Ugu Iibka Badnaa Ee Kusugan Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale Saddexdii Bilood Ee Ugu Horeeyay Sanadkan 2021
Madaxa Iibka Iyo Suuqgaynta Shirkada SBI Md Maxamed Cabdi Qawdhan Oo Munaasibadaasi Kahadlay Ayaa Kawarbixiyay Ujeedada Kulankani Kaasoo Sheegay Inay Shirkad Ahaan Muhiimad Wayn Ay Ugu Fadhiyaan Macaamiisha Shirkadu
Daawo Muuqaalka Warkaas :-