telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada Sharaabka Ee SBI Ayaa Abaalmarino Lacageed Gudoonsiisay Macaamiisheedii Ugu Iibka Badnaa Magaalada Berbera + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Sharaabka Ee SBI Ayaa Magaalada Berbera Kuqabatay Munaasibad Balaadhan Oo Shirkadu Abaalmarino Lacageed Ku Gudoonsiinayso Macaamiisheedii Iyo Ganacsatadii Ugu Iibka Badnaa Magaalada Berbera Saddexdii Bilood Ee Ugu Horeeyay Sanadkan 2021

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom