telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada SO Gasho Oo Qiimo Dhimistii Ugu Balaadhnayd Ugu Bushaaraysay Macaamiisheeda + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Bixisa Adeega Internetka Ee SO Gasho Ayaa Macaamiisheeda Isticmaala Adeegeeda Internetka Iyo Dhamaan Bulsho Waynta Reer Somalilandba Ugu Bushaaraysay Inay Qiimo Dhimis Balaadhan Samayn Doonto Bilaha April Iyo May Ee Sanadkan Sidoo Kale Shirkadu Waxay Sheegtay Inay Kordhin Doonto Isla Markaana Kor Uqaadi Doonto Xawaaraha Internetka

Madaxa Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Shirkada So Gasho Md Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Cabdilaahi Oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Ka Warbixiyay Qiimo Dhimista Ay Samaynayso Shirkada SO Gasho

” Shirkada So Gasho Waxay Goaansatay Inay Macaamiisheeda Ukordhiso Xawaaraha Munaasibadaha Isbarkan Awgood ” Cabdirisaaq Rakuub

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom