Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirku Kuxigeenka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Muuse Ibraahim Selef Ayaa Tababar Usoo Xidhay 30 Sarkaal Oo Kakala Socday Wasaaradaha Dalka
Tababarkan Oo Aysoo qabanqaabisay Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Socday Muddo Saddex Cisho Ah Ayaa Ujeedadiisu Ahay Kor Uqaadida Aqoonta Iyo Xirfada Aasaasiga Ah Ee Laxidhiidha Hantidhawrayaasha Gudaha Ee Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dalka
Daawo Muuqaalka Warkaas :-