telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Ismail Hurre Buubaa Isaga Oo Jooga May Ahayn In Gabadhiisa Laxidho ” Boqor Raabi

Hargeisa(Gaaroodinews)Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Oo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Waawayn Ee Reer Somaliland Ayaa Waxlaga Xumaado Kutilmaamay Xadhiga Marwo Sabaax Cabdi Ibraahim Oo Ah Marwada Siyaasiga Caanka Ah Ee Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Xidhay Magaalada Hargeisa

” Ismail Hurre Buubaa Isaga Oo Jooga May Ahayn In Gabadhiisa Laxidho ” Boqor Raabi

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom