telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Kulan Laqaatay Maamulayaasha Madaarada Dalka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Madaarada Somaliland Md Sayid Cumar Cabdilaahi Aadan Ayaa Kulan Hawleed Kusaabsan Diyaarinta Qorshaha Horumarinta Haayada Duulista Layeeshay Maamulayaasha Madaarada Dalka

Waxaana Kasoo Qaybgalay Kulankan Dhamaan Agaasime Waxeedyada Haayada Duulista Iyo Hawada Maamulayaasha Madaarada Hargeisa Berbera Burco Laascaanood Ceerigabo Iyo Kalabaydh

Maareeyaha Guud Ee Haayada Duulista Iyo Hawada Somaliland Md Sayid Cumar Cabdilaahi Aadan Oo Kulankaasi Kahadlay Ayaa Ugu Horayn Kawarbixiyay Muhiimada Kulankan Oo Uu Sheegay Inuu Yahay Kulan Lagu Lafa Guraayo Qorshaha Horumarinta Haayada Duulista  Waxaanuu Uga Mahadnaqay Kasoo Qaybgalayaasha Kulankan

“Runtii Waa Kulan Aynu Kugorfaynayno Qorshaha Haayada Duulista Iyo Hawada Jamhuuriyada Somaliland Mustaqbalka Ama Labada Sanno Ee Soo Socda Qorshahaaso Aynu Uga Baahanahay Inaynu Kuhormarino Madaarada Dalkeena Iyo Duulimaadada Iyo Wixii Aviationka ” Maareeye Cumar Sayyid Cabdilaahi

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom