telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Siyaasi Jaamac Shabeel Halkuu Kataaganyahay Furista Ururada Siyaasada Somaliland ? + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Reer Somaliland Isla Markaana Hore Uga Tirsanaa Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa Soo Dhaweeyay Isla Markaana Kutilmaamay Talaabo Loo Qaaday Xaga Horumarka Ansixinta Ay Ansixiyeen Mudanayaasha Golaha Wakiiladu  Xeerka Waxka Badalka Iyo Kaabista Xeerka Ururada Siyaasada Iyo Asxaabta Qaranka Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom