telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Ahmed Siyaad Oo 10 kooxood Oo Kaqaybgalaya Tartanka Ramadanta Uqaybiyay Agab Isboorti + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Ahmed Siyaad Muxumed Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Agab Isboorti Oo Kakooban Dirays Uqaybiyay Toban Kooxood Oo Kadhisan Caasimada Hargeisa Oo Kaqaybgalaaya Tartanka Ramadanta Ee Kasocda Garoonka Saylada Magaalada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom