telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” 101 Waa Numberkayga Degmo Doorasho Ee 31 May 2021 Hargaysa iyo Nawaaxigeeda Fadlan Ii Codee Si Aan Unoqdo Xubinta Kugu Matali Doonta Golaha Deegaanka Hargaysa ” Musharax Siciid Cudhay

Hargeisa(Gaaroodinews) Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Ayaa U Asteeyay In Lambarka 101 Uu Noqdo Lanbarka Loogu Codayn Doonto Isla Markaana Astaanta U Ah Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) 

Musharax Siciid Cudhay Ayaa Kamid Ah Musharaxiinta Ugu Cadcad Murashaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Isla Markaana Sida Loo Badinaayo Leh Aqlabiyada Taageerada Shacbiyada Caasimada Hargeisa

Hadaba Codbixiyayaasha Iyo Tageerayasha Musharaxa Waxay Ugu Codayn Doonaan Lambarka 101

Musharax Siciid Cudhay Oo Bartiisa Uu Bulshada Kala Xidhiidho Ee Facebooka Waxaa Uu Kula Wadaagay Taageerayashiisa Inay Ugu Codeeyaan Lanbarkan 101

Waxaanu Yidhi :-

” 101(Ilaahay Number Khayr Qaba Ha ka Dhigee) Waa Numberkayga Degmo Doorasho 31 May 2021 Hargaysa iyo Nawaaxigeeda Fadlan Ii Codee Si Aan Unoqdo Xubinta Kugu Matali Doonta Golaha Deegaanka Hargaysa ” Musharax Siciid Cudhay

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom