telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cudhay Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyay Qoysas Danyar Ah + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Inka Badan 20 Qoys Oo Danyar Ah Gaadhsiiyay Deeq Raashin Ah Oo Uu Ugu Talogalay Inay Kaga Baxaan Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom