telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Maayarka Degmada Salaxley Oo Booyad Iyo 250 Foosto Oo Shiidaal Ah Kuwareejiyay Gudida Wadada Cad Ee Salaxley + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudida Qacanta Kuhaysa Dhismaha Wadada Salaxley Iyo Ina Guuxaa Ayaa Booyad Iyo 250 Foosto Oo Shiidaal Ah Kala Wareegay Maayarka Degmada Salaxley Ismail Yuusuf Xuseen Shiine

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom