telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo :- Barnaamujka Xisbiga Kulmiye Oo Casho Sharaf Kumaamuusay Musharaxiinta Gobolada Galbeedka

Hargeysa (Gaaroodinews) Xisbul Xaakimka Talada Dalka Haya Ee KULMIYE, Ayaa Xalay Casho-Sharaf Ku Maamuusay Murrashaxiinta Golaha Wakiillada Uga Sharraxan Gobollada Saaxil, Maroodi-jeex iyo Awdal oo ay Wehelinayaan Murrashaxiinta xisbiga ku Metelaysa Goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka Derejada koowaad (A-da) ee Berbera, Hargeysa, Gabiley iyo Boorama.
Munaasibaddan oo lagu qabtay Huteel Garaanhaddi ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qaybgalay qaar kamid ah saraakiisha xisbiga ugu sarraysa oo uu hoggaaminayo guddoomiye-kuxigeenka labaad ee KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere)

 

Daawo Barnaamujka Oo Dhamaystiran :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom