telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Eng Cabdirisaaq Wiiwaa Oo Xafiis Cusub Kafuray Deegaanka Awbarkhadle + Muuqaal/Sawiro

Awbarkhadle(Gaaroodinews) Musharax Cabdirisaaq Maxamed Faarax Wiiwaa Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Waxaa Uu Xafiis Cusub Kadaahfuray Deegaanka Awbarkhadle

Musharaxa Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa Waxay Soo Dhawayn Diiran kala Kulmeen Bulshada Kudhaqan Deegaanka Awbarkhadle Iyaga Oo Musharaxa Ubalanqaaday Inay Taageero Buuxda Labarbar Istaagi Doonaan

Musharax Eng Cabdirisaaq Wiiwaa Oo Munaasibada Xadhig Kajarista Kahadlay Ayaa Ugu Horayn Umahadnaqay Bulshada Awbarkhadle Ee Sida Diiran Usoo Dhaweeyay Waxaanu Ubalanqaaday Inuu Kala Shaqayn Doono Horumarinta Bulshadooda

” Waxa aan xafiis ka furay deegaanka AwBarkhadle, waxa sidoo kale aan qaabilay bulshada deegaanka oo ii haysa taageero buuxda, waxaanan ballan qaaday ka shaqaynta horumarinta deegaanka iyo bulshada Aw Barkhadle ” Musharax Wiiwaa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom