telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Murashax Siciid Cabdisamad Cudhay Oo Agab Baco Ah Gaadhsiiyey Barakaca Bariga Xaafadda Maxamed Mooge + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Murashax Siciid Cabdisamad Cudhay Ayaa Agab ay Baco ay Guryaha Ku Dhistaan Gaadhsiiyey Barakaca Bariga Xaafadda Maxamed Mooge Ku Yaala Iyada Oo Wakhti Baahi Wayn Shacabka Barakacaasi ku Jiraa Agabkani u qabeen Maadaama Xili Raxmaddii Roobku Curatay aynu galayno

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom