telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Xildhibaan Ahmed Siyaad Oo Agab Ciyaareed Gaadhsiiyay Todoba Kooxood Oo Kamid Ah Kooxaha Degmada Maxamuud Haybe + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Xildhibaan Ahmed Siyaad Muxumed Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Oo Maalmihii Udanbeeyay Kooxo Kadhisan Caasimada Hargeisa Ugu Deeqaayay Agab Ciyaareed Oo Dhamaystiran Oo Aykaga Qaybqaadanayaan Koobka Bisha Ramadaan Ee Kasocda Qaarkamida Garoomada Caasimada Hargeisa  Ayaa Agab Isboorti Oo Dhamaystiran Gaadhsiiyay Todoba Kooxood Oo Kamid Ah Kooxaha Kaqaybgalaaya Koobka Kubada Cagta Ee Bisha Ramadaan Ee Lagu Qabtay Garoonka Maxamuud Ahmed Cali

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom