telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Siyaasi Xasan Fiyoore Oo Casho Sharaf ku Maamusay Guurtida Hablaha Haldoorka ah Ee Garxajis Ee Sida Wayn Uga Qaybqaatay Soodayntii Sabax Abdi Ibraahim

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Xasan Saleebaan Aadan (Xasan Fiyoore) Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Dada Yar Ee Reer Somaliland Ayaa  Casho Sharaf ku Maamusay Guurtida Hablaha Haldoorka ah Ee Garxajis Ee Sida Wayn Uga Qaybqaatay Soodayntii Sabax Abdi Ibraahim Oo Dhawaan Ciidamada Amnigu Ay Xabsiga Utaxaabeen

Siyaasi Xasan Fiyoore Ayaa Haldoorka Hablaha Garxajis Uga Mahadnaqay Isla Markaana Ku Amaanay Sida Qiimaha Leh Ee Ay Iskugu Xidhanyihiin Iskagana Warhayaan

Haldoorka Hablaha Garxjis Ee Uu Maamuusay Siyaasi Xasan Fiyoore Ayaa Uga Mahadnaqay Hadhimo Sharafeeda Uu Usameeyay

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom