telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiir Maxamed Muuse Diiriye Oo Murashaxiinta Xisbiga Kulmiye Kula Dardaarmay Midnimo Iyo Wadajir + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Md Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Murashaxiinta Xisbiga Kulmiye Kula Dardaarmay Midnimo Iyo Wadajir

” Hal qodob aynu dadkeenna ka waanino, innaganuna aynu isku sheegno, taas oo ah meel walba waa la innagu ammaanayaa dimuqraadiyadda aynu hirgelinay, laakiin cid waliba waxay inna leedahay waar bahashii xadkii loogu talogalay waad dhaafiseene faro taagtaaga iska daaya” Maxamed Muuse Diiriye, Wasiirka Wasaaradda Biyaha JSL.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom