telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Ardaaga Cawad Caynaanshe Cabdi Oo Taageeray Musharaxa Xaqa Ah Ee Beesha CCB Musharax Siciid Cabdisamad Ahmed (Siciid Cudhay) + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Ardaaga Cawad Cabdi Caynaashe Oo Kamid Ah Ardaayada Cabdi Ciise  Ayaa Taageero Balaadhan Waxay Umuujiyeen Musharaxa Xaqa Ah Ee Beesha Cabdi Ciise Iyo Bahihiisa Ay Leeyihiin Ee Musharax Siciid Cabdisamad Ahmed (Siciid Cudhay) Waxaanay Ubalan qaadeen Inay Codka Siin Doonaan

Odayaasha Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Ardaaga Cawad Cabdi Caynaanshe Oo Kulan Laqaatay Musharax Siciid Cudhay Ayaa Ugu Horayn Musharaxa Uga Mahadnaqay Kulankooda Waxaanay Sheegeen Inay Taageero Labarbartaaganyihiin Mushraxa Codkoodana Siin Doonaan

Dhawaan Filo Muuqaalka Warkaas #

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom