telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ayaa Deegaanka Gadhyogol Kadhagax Dhigay Dugsi Sare Oo Uu Yeelan Doono Deegaankaasi + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Ayaa Deegaanka Gadhyogol Kadhagax Dhigay Dugsi Sare Oo Uu Yeelan Doono Deegaankaasi Kaas Oo Noqon Doona Dugsigii Ugu Horeeyay Ee Laga Hirgaliyo Deegaankaas

Dugsigan Uu Wasiirka Waxbarashadu Uu Kadhagax Dhigay Deegaanka Gadhyogol Ee Degmada Farawayne Ayaa Bulshada Kudhaqan Deegaankaasi Waxay Baahi Wayn Uqabeen Dugsigan Waxaanay Wasiirka Iyo Wasaarada Waxbarashadaba Uga Mahadnaqeen Yagleedida Dugsigaasi

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom