telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Toban Sanno Ayaan Sharaxnaa ” Musharax Siciid Cudhay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed Siciid Cudhay Oo Kamid Ah Murashaxiinta Ugu Firfircoon Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Oo Uwaramay Tvga HCTV Ayaa Warbixinka Bixiyay Mudadii Uu Sharaxnaa Iyo Waxyaalaha Kukalifay Inuu Isusoo Taago Kursiga Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

“10 Sanno oo aan Murashax ahaa oo aan doonayey in aan Mar uun reer Hargeysa u wax u qabto’ Maanta ayey Illaahay Amarkii Noo Suurto galaysa in Bishan May dhamaadkeeda aynu Doorashadii u dareerno…” Murashax Siciid Cabdisamad Cudhay

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom