telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi Ayaa Magacaabay Afhayeenka Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa magacaabay Afhayeenka Xisbiga WADDANI ee Gobolka Togdheer

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Rajada Shacabka Ee Waddani Oo Uu Kusaxeexan Yahay Xoghaye Md Khadar Xuseen Cabdi Ayaa Waxaa Uu Afhayeenka Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Umagacaabay Md Cabdiwali Maxamed Dirir (Sanbul) Kaasoo Uu Xoghayuhu Ilaahay Uga Baryay Inuu Kugarab Galo Xilkaas Loo Igmaday

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom