telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Marwo Kaltuun Maxamuud Xuseen Oo Ka Difaacday Ciidanka Policeka Somaliland Dhaliilo Uga Imanaayay Qaarkamida Siyaasiyiinta + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Marwo Kaltuun Maxamuud Xuseen Oo Kamid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Warbaahinta Lahadashay Ayaa Dhaliishay Siyaasiyiinta Iyo Dadka Baraha Bulshada Kadhaliila Ciidanka Policeka Somaliland

Marwo Kaltuun Ayaa Waxay Dul Istaagtay Muhiimada Ay Qaranka Iyo Bulshada Reer Somalilandba Ugu Fadhiyaan Ciidamada Policeka Somaliland Waxaanay Sheegtay Dadka Qaar Inay Iskaga Khaldantay Muwaadinimada Iyo Mucaaridadu

“Policeka Somaliland Waxaa Weeye Ciidamada Aynu Kufadhino Nabadgalyada Aynu Kujoogno Weeye Somaliland ” Marwo Kaltuun

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom