telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Roobab Mahiigaan Ah Ayaa Kusoo Waajahan Somaliland ” Agaasimaha Waaxda Saadaasha Hawada Ee Wasaarada Beeraha

Hargeisa(Gaaroodinews)Wasaarada Beeraha Somaliland Waaxdeeda Saadaasha Hawada Ayaa Soo Saartay Digniin In Maalmaha Soo Socda Lafilaayo In Roobab Mahiigaan Ahi Ayka Di’i Doonaan Gudaha Somaliland

” Roobab Mahiigaan Ah Ayaa Kusoo Waajahan Somaliland ” Agaasimaha Waaxda Saadaasha Hawada Ee Wasaarada Beeraha

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom