telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Bixiyay Waraysigii Ugu Xiisaha Badnaa Iyo Waxyaalaha Uu Kaga Hadlay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Ugu Furfircoon Ugana Shacbiyada Badan Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Oo Waraysi Gaara Siiyay Tvga CBA Xaruntiisa Magaalada Hargeisa Ayaa Kawarbixiyay Cida Uu Yahay Musharax Siciid Cudhay Isaga Oo Si Qoto Dheer Uga Warbixiyay Halka Uu Kudhashay Marxaladihii Waxbarasho Iyo Nololeed Ee Uusoo Maray

Sidoo Kale Musharaxu Waxaa Uu Waraysigaas Uu Layeeshay Tvga CBA Uu Kaga Hadlay Waxa Xiligan Kudhaliyay Inuu U Ordo Kursiga Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Intii Uu Sharaxnaa Iyo Waliba Waxa Uu Rabo Inuu Kusoo Kordhiyo Isla Markaana Uuka Badalo Nolasha Shacabka Magaalada Hargeisa Iyo Horumarkeeda

Hadaba Waraysiga Musharaxu Uusiiyay Tvga CBA Oo Arimo Badan Taabanaya Waxba Yaanan Kahordhicine Muuqaalka Waraysigaa Hoos Kadaawo :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom