telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Dhulku Wareejiyay Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Oo Uu Wehelinaayo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi Ayaa Waxay Dhul Dan Guud Ah Oo Ay Leedahay Wasaarada Waxbarashadu Waxay Kuwareejiyeen Maamulka Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeisa

Dhulkan Danta Guud Ayaa Waxaa Loogu Talagalay Inla Dajiyo Dadka Dhex Dagan Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeisa

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom