telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Jiif Caaqil Faysal Maxamed Axmed Guun Oo Afur Iyo Casho-Sharafeed Deegaanka Toon Ee Duleedka Konfureed ee Casimada Hargaysa Ugu Sameeyay Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Jiif Caaqil Faysal Maxamed Axmed Guun Oo Afur Iyo Casho-Sharafeed Deegaanka Toon Ee Duleedka Konfureed ee Casimada Hargaysa Ugu Sameeyay Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay) iyo Wafti la socday oo ka mid yihiin Xildhibaan Siciid Maxamed Libaax, ku Xigeenka Xoghaya Wacyigalinta Xisbiga UCID Sheikh  Ismail Mohamed Essa, Oday Cabdi Koore, Abdirahim Xaaji Bariis, Ali Hassan iyo qaar ka mid ah team-ka campaign-ka doorashada Murashax

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom