telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Kulan Lagaga Hadlaayay Adkaynta Nabadgalyada Gobolka Maroodijeex Iyo Kadegmada Hargeisa Oo Qabsoomay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Maamulka Gobolka Maroodijeex Kadegmada Hargeisa Iyo Laamaha Amniga Ayaa Waxay Kulan Lagaga Hadlaayay Dardargalinta Iyo Adkaynta Nabadgalyada Gobolka Maroodijeex Iyo Kadegmada Hargeisa Kuyeesheen Hoolka Shirarka Ee Dawlada Hoose Ee Hargeisa kulankaas Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Maayarku Xigeenka Caasimada Hargeisa Mayar Cabicasiis Maxamed Xaashi Cagawayne Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargeisa Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Md Jaamac Xaaji Cali Gudoomiyayaasha Nabadgalyada Caasimada Hargeisa Taliye Qaybeedyada Saldhigyada Caasimada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom