telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Munaasibad Lagu Taageeraayo Musharax Maxamed Khadar Daahir Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Dhalinyarada Degmada Maxamuud Haybe Ee Caasimada Hargeisa Ayaa Munaasibad Ayku Taageerayaan Musharax Maxamed Khadar Daahir Carare Oo Kamid Ah Musharaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Kuqabtay Magaalada Hargeisa

Munaasibadan Oo Aykasoo Qaybgaleen Mudanta Dhalinyarada Degmada Maxamuud Haybe Qaarkimada Kooxaha Kadhisan Degmada Maxamuud Haybe Iyo Dhalinyaro Tiro Badan Oo Ladhacsan Taageerada Musharax Maxamed Khadar Daahir Carare

Dhalinyarada Degmada Maxamuud Haybe Oo Munaasibadaasi Kusoo Bandhigay Isla Markaana Kumuujiyay Sida Ay Ula Dhacsanyihiin Musharaxnimada Musharax Maxamed Khadar Daahir Kaasoo Ayku Sifeeyeen Inuu Yahay Musharax Dhalinyaro Ah Dhalinyaro Ahaana Kumatali Kara Kursiga Golaha Baarlamaanka Xuquuqda Dhalinyaradana Uu Usoo Dhicin Karo

Dhinyaradaasi Waxay Munaasibadaasi Kabalanqaadeen Inay Musharax Maxamed Khadar Daahir Labarbar Istaagi Doonaan Taageero Hiil Iyo Hooya Isla Markaana Codkooda Siin Doonaan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom