telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta Ku Dhawaaqay Liiska Kama Danbaysta Ah Ee Ka qaybqaadanaya Doorashooyinka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Liiska Kama Danbaysta Ah Ka qaybqaadanaya Doorashooyinka

Tirada isku diwaan galisay in ay codkeeda ka dhiibato doorashada wakiiladda iyo Deeganka ee 31 May 2021. Waxa ay dhantahay.

1,065,847 Codbixiye, 2,709 Goobod, 855 Musharrax, 22 Degmo, 6 Gobol = Somaliland.

1. Gobolka Awdal: 145,919
2. Gobolka Maroodijeex: 400,379
3. Gobolka Saaxil: 98,503
4. Gobolka Togdheer 205,591
5. Gobolka Sool: 103,832
6. Gobolka Sanaag: 111,623
DALKA 1,065,847

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom