telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Maamulka Degmada Sallaxley Oo Lacag Dhan 100 milyan Oo Shillinka Somaliland Ah Ugu Deeqay Gudida Dhismaha Wadada Cad Ee isku Xidha Hargeysa Sallaxley iyo Ina Guuxaa

Hargeisa(Gaaroodinews) Maamulka degmada Sallaxley oo lacag dhan 100 milyan oo shillinka Somaliland ah ugu deeqay gudida dhismaha Wadada cad ee isku xidha Hargeysa Sallaxley iyo Ina guuxaa.

Lacagtaasi ayaa loogu tala galay wajiga saddexaad ee dhismaha wadada cad 00 21 kilo meter ah iyadoo Laami la saari doono deegaanka Qool-acaday ilaa Sallaxley.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom