telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Taliyaha Ciidanka Policeka Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Dhamaan Ciidanka Policeka Somaliland Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Taliyaha Ciidanka Policeka Somaliland Sareeyo Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale Ayaa Dhambaal Hambalyo Ah Oo Ku Aadan Munaasibada Ciidul Fidriga Udiray Dhamaan Ciidanka Policeka Somaliland Iyo Dhamaan Shacabka Reer Somaliland

Dhanka Kale General Dabagale Waxaa Uu Fariin Udiray  Saraakiisha Iyo Dhamaan Ciidanka Policeka Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas:-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom