telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cudhay Oo Soo Xidhay Koob-kii Bisha Ramadaan Ee Garoonka Xidig Ee Magaalada Hargaysa + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamad Ahmed (Siciid Cudhay) Oo Ah Musharaxa Ugu Firfircoon Musharaxiinta Kasharaxan Caasimada Hargeisa Ayaa Soo Xidhay Koobkii Bisha Ramadaan Ee Garoonka Xidig Ee Xaafada Jungalka Ee Magaalada Hargaysa

Musharax Siciid Cudhay Oo Isagu Maalgaliyay Koobkan Isla Markaana Hore Ugudoonsiiyay Kooxaha Kaqaybgalaayay Koobka Ramadaanta Ee Kasocday Garoonka Xidig Ayaa Gudoonsiiyay Kooxdii Kuguulaystay Koobka Ramadaanta

Musharax Siciid Cudhay Oo Kahadlay Munaasibad Loo Qabtay Xidhitaankii Koobka Ramadaanta Ee Kasocday Garoonka Xidig Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Ugu Horayn Kooxihii Kasoo Qaybgalay Tartanka Umahadceliyay Waxaanu Dhalinyarada Kudhiiri Galiyay Ciyaaraha Iyo Sportiga Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Waxaanuu Ubalanqaaday Musharaxu Dhalinyaradaasi Marka Uu Kuguulaysto Kursiga Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Inuu Kacaawin Doona Isla Markaana Kala Shaqayn Doono Horumarkooda Waxaanu Kacodsaday Inay Codkooda Siiyaan Si Uu Ugu Matalo Kursiga Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom